8787 entries

Category: Local News

Dhageyso Warka Axadnimo ee Sagal Radio

Warka Radio Sagal waxa uu maanta idin kaga imaanaya Studiyaha Radio Sagal ee magaalada Nayroobi, Kenya.
Warka

Dhageyso qudbadda raysal wasaaraha cusub iyo tii madaxweyne Xasan Sheekh

Waxan idin soo gudbineynaa hadaladii ay jeediyeen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo raysal wasaaraha cusub, markii uu madaxweyne Xasan Sheekh magacaabay raysal wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid).
Qudbad

War Hadda Soo Dhacay: Raysal wasaraha Soomaaliya oo la magacaabay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay raysal wasaraha cusub ee dalka.

Dhageyso Warka Sagal Radio Iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadkii Tagay Ee Soomaaliya

Warka iyo barnaamijka dhacdooyinta toddobaadka waxaa uu maanta idin kaga imaanaya Studiyaha Sagal Radio ee Nairobi.
Warka

Somalia: ‘Mr President, I am still alive’

A French secret agent held hostage in Somalia urged President Francois Hollande to negotiate his release in a video shot by his Islamist militia captors, a US monitoring group said on Thursday.

Soomaalida ku nool Luwiston dalka Mareykanka oo sameeyay Mudaaharaad kaddib markii uu ka careysiiya Duqa Magaaladaas

Soomaalida ku nool magaalada Luwiston ee gobolka Main ee dalka Mareykanka ayaa sameeyay mudaaharaad, kaddib markii ay ka caroodeen hadal uu ka sheegay duqa magaaladaas Robert McDonald.

Raysal wasaaraha Soomaaliya oo lagu dhawaaqayo 48 gudaheed

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan la yeeshay saddex murashax oo ka mid ah 11 xubnodod oo lasoo xulay labaatameeyo xubnood oo xilka ra'iisul wasaaraha u taagnaa, iyadoo lagu wado in madaxweynuhu uu ra'iisul wasaaraha ku dhaawaqo inta lagu gudo jiro 48-ka saacadood ee soo socda.

Families of US men who travelled to Somalia to fight testify in terror trial

MINNEAPOLIS - The mother of a young Somali man who died after leaving Minnesota to fight with al-Shabab openly wept when shown photos of his body Wednesday during the trial of a man accused of directing young expatriates to join the terror group in Somalia.

Idaacad afka AMISOM ku hadleysa oo Kismayo laga furey, iyo qarax ka dhacay magaalada

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee jooga Kismaayo, ayaa maanta howl gallo ka sameeyay magaaladaasi, xilli kolonyo ciidamadaasi ah qarax lagula eegtay gudaha magaalada Kismaayo.

Unemployment drives Somali youths to emigrate, join extremist groups

Unemployment and poverty in Somalia have forced many young people to emigrate in search of a better life through perilous journeys across deserts and seas.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS