8989 entries

Category: Local News

Soomaaliya iyo Qadar kala saxiixday heshiis ku saabsan isticmaalka dayax-gacmeedka loo adeegsado arrimaha isgaarsiinta

Wafdiga Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda ee uu hoggaaminayo Eng Cabdi Canshuur Xasan ayaa waxa ay kulamo gaar ah la yeesheen Wasiirka Gaadiidka iyo Isgaarsiinta dalka Qadar Mudane Jassim bin Saif Al Sulaiti. 

Xeer ilaalinta Puntland oo ka laabatay dacwaddii ka dhanka aheyd Xildhbaan Cawil Daad

War Qoraal ah oo ka soo baxay xeer ilaalinta Puntland ayaa lagu sheegay in ay ka laabatay dacwaddii ay u gudbisay guddoonka Baarlamaanka Puntland ee lagu dalbaday xasaanad ka qaadista xildhibaan Cawil Daad

Cumar Cabdirashiid’’ Madaxweynaha ama Ra’iisal wasaaraha ayeey aheyd in uu taggo Beledweyne si gurmadka loo dhiiri-galiyo

Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdarashiid Cali Sharmar’arke ayaa dhaliilay qaabka ay dowladdu wajaheyday xaalada ka taagan magaalada Beledweyne, isaga oo sheegay in Madaxweynaha ama Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka  midkood looga baahnaa in uu tago magaalada taasoo astaan wanaagsan u noqon laheyd gurmadka iyo gargaarka heerka caalami ee socda

Over 270,000 people displaced in Somalia floods: UN

 (Xinhua) -- More than 273,000 people have been displaced due to severe flooding across Somalia in October, according to figures by UN agency on Friday.

Culimada magaalada Laas-caanood ayaa ku baaqay gurmad loo fidiyo Baladweyne

Culimada magaalada Laascaanood ayaa ku dhawaaqay gurmad aan kala hadlahayn iyagoo inta badan qudbadii Jimcaha lagu soo qaatay dhibaatada ka taagan gobolka Hiiraan.

Al-shabaab oo ku soo rogay deegaanada ay maamulaan barashada Luqada Carabiga

Guddoomiyaha ururka Alshabaab ee gobolada Jubbooyinka Sheekh Max’med Abuu Cabdalla ayaa ku dhowaaqay olole lagu carabiyeynayo dadka ku nool deegaanadaas. 

Dowlada Jabuuti oo lacag ugu deeqday dadka ay saameysay fatahaada Beledweyne

Dowladda Jabuuti ayaa lacag gaareysa lix boqol oo kun oo dollar una dhiganta boqol malyan oo lacagta Frank Jabuuti ah ugu deeqday guddiga fatahaadaha. 

Donald Trump oo ka guuraya guriga uu ka degenaa magaalada New York

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu ka guurayo gurigii uu degenaa ee magaalada New York una guurayo guri kale uu ku leeyahay gobolka Florida. 

Madax ka socota Uganda oo kula kulmay Carbiska wiil uu dhalay Madaxweynihii hore ee Uganda Iidi Amin

Madax ka socota dalka Uganda oo booqasho ku joogtay maalmihii la soo dhaafay dalka Soomaaliya ayaa kula waxa ay kula kulmeen deegaanka Carbiska ee gobolka Sh/hoose wiil uu dhalay Madaxweynihii hore ee Uganda Iidi Amiin. 

Donald Trump oo sheegay in la diley ninkii bedeli lahaa Abu Bakr al-Baqdadi

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay maanta in Milatariga Maraykanka ay dileen qofkii lagu waday inuu bedelo hogaanka ururka IS kadib markii hogaamiyihii ururkaas Abubakar Baqdadi la diley. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS