91 entries

Articles by Staff

Itoobiya Ka Digtay Khilaafaadka Khaliijka

Ra'iisalwasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa ka digay in muranka u dhaxeeya dalalka Khaliijka uu degenaansho la'aan u keenayo Geeska Africa.

Dowladda oo Canshuureysa Shirkadaha deggan Xalane

Wasiirro ka tirsan xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maalintii shalay booqday xarunta Xalane oo ay ka howlgalaa shirkado iyo shaqaale ajnabi ah.

Awel Ali and Firdows Awel father and daughter originally from Ethiopia, discuss the struggles and successes of starting a new life in the U.S.

Awel Ali and Firdows Awel father and daughter originally from Ethiopia, discuss the struggles and successes of starting a new life in the U.S.
audio

Dowladda Soomaaliya oo La Wareegeysay Maamulka Hawada Soomaaliya

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay talaabo muhiim ah  horay ugu qaaday sidii  loo soo wareejin lahaa maamulka hawada kaddib markii maanta ay la soo wareegtay Raadeer  cusub oo qeyb ka noqon doona mamaulka iyo gacan ku haynta hawada dalka oo in ka badan 20 sano laga maamulayey dalka Kenya.

Madaxweyne Siilaanyo oo Sheegay In uu Caafimaad Qabo

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa sheegay in xaaladiisa caafimaad ay wanaagsan tahay, kaddib markii shaki la geliyay caafimaadkiisa, ayna soo baxeen warar sheegaya inuu ku xanuunsanayo dalka Imaaraadka Carabta.

Warkii ugu Dambeeyay Shirkii Ammaanka Qaranka Soomaaliya

Caqabad cusub ayaa ka soo if baxday shirka Golaha Amniga Qaranka oo maalintii labaad ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo shirkan oo lagu waday in maanta la soo gaba gabeeyay uu dib ugu dhacay kala aragti duwanaan ka dhashay qodobada qaar ee laga doodayay..

Korea-da Waqooyi oo Gantaal Tijaabisay

Korea-da Waqooyi ayaa maanta sheegtay inay si guul leh u jitaabisay gantaalo nooca riddada dheer ee qaaradaha isaga gudba ah.

Jabuuti oo Dalbatay in Goobjoogayaal loo Diro Xadka ay Eritrea la Wadaagto

Sida ay qortay wakaalada wararka Reuters dowladda Jabuuti ayaa ka dalbatay Ururka midowga Africa in goob joogayaal u diraan xuduudda muranku ka taagan yahay ee dalkaasi la wadaago Eriteria

Weerar Hoobiye oo Muqdisho Qof ku Diley

Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ugu yaraan hal qof uu ku dhintay hoobiyaal lagu tuuray qaybo ka mid ah magaalada.

Shariif Xasan oo Soo Dhaweyey Go'aanka Mareykanka ee Abuu Mansuur

Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo markii ugu horeysay ka hadlay go’aankii dowladda Mareykanka uga xaaqay xayiraadii saarneyd Mukhtaar Roobow ayaa sheegay in arintaasi tahay mid soo dhaweyn mudan.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS