323 entries

Articles by Jamal Osman

President heading to Turkey for State Visit

Press release: President heading to Turkey for State Visit  (Mogadishu, Somalia, December, 04, 2012) A delegation lead by the President of the Federal Republic of Somalia H.E. Hassan Sheikh Mohamud is heading today to Turkey for a State Visit.

Wararkii ugu dambeeyay doorashooyinkii dowladaha hoose ee Soomaaliland

Goobjoogayaashii Caalamiga ahaa ee u kuurgaliyey qaabka doorashooyinka golaha deegaanku uga dhaceen Somaliland ayaa sheegay inay si nabadgalyo ah uga dhacday doorashaddu Somaliland, isla markaana dadku si weyn ugu soo baxeen codeynta, taas oo keentay inay ka bataan dadkii doorashooyinkii hore codeen jiray,kuwaas oo dadweynaha somaliland ku tilmaamay qaar u bislaaday dimuqraadiyada iyo usoo bixitaanka doorashooyinka.

Wasiirka arrimaha dibbadda oo u kuur galeysa xaaladda safaaradihii Soomaaliya oo ay ku jirto tii Rooma

Xukuumadda Soomaaliya ayaa wasaaradda arrimaha dibadda dalka Soomaaliya u magacowday u kuur galidda xaaladda Safaaraddii Soomaaliya ee dalka Talyaaniga, ka dib markii ay soo baxeen warar sheegaya in safaaraddaasi la kireeyay.

Saacid "Kismaayo waxaannu ka shaqeyneynaa nabad-galyadeeda iyo horrumarkeeda"

Raysal wasaaraha Soomaaliya Md. Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa sheegay in xukuumaddiisa ay qorshayaal lagu xasilinaayo Kismayao diyaarisay, ayna dhawaan Kismaayo gaari doonaan wafdi ka socda xukuumaddiisa.

Polls in Breakaway Somalilan 'transparent': Observers

NAIROBI (AFP) - Local elections in the self-declared nation of Somaliland were "largely peaceful and transparent", international observers said Monday, but noted concern at "weaknesses in safeguards against multiple voting."Council elections across the northern Somali region, a rare area of relative stability compared to war-torn southern Somalia, took place on November 28, with over 2,300 candidates contesting for 379 positions.

Banaanbax lagu taageerayo hadalkii Madaxweynaha oo Muqdisho ka dhacay

Banaanbaxyo lagu taageeraayo go'aankii jidgooyooyinka looga qaaday magaalada Muqdisho, ayaa maanta ka dhacay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Marko oo lageyn doono boolis iyo nabad-sugid si ay amniga u xaqiijiyaan

Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka Soomaaliya,ayaa sheegay in ciidamo boolis iyo nabad sugid isugu jira la geyn doono degmada Marka ee xarrunta gobolka Shabellaha Hoose, si ay amniga u sugaan.

Midowga Yurub oo ka taageeraya dowladda dhinaca dhisidda ciidamada

Danjiraha midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Michele Cervone d’ Urso, ayaa sheegay in ay dowladda Soomaaliya ka taageerayaan dhinacyo ay ka mid tahay ciidamada, si looga hor-tago xagjirnimada, loona joojiyo weerarada qaraxyada ah ee ay geysanayaan kooxda al-Shabaab.

Howsha dhigidda cawska macmalka ah ee garroommada Kubbada oo ka billaabatay Banaadir Stadium (Sawiro)

Khabiir ka socda shirkada dhismaha garoomada kubada cagta ee dagan dalka Holland Greenfield  ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho si uu u gogolo cowska garoonka oo uu ku socdo dhisme  lagu maal gelinayo mashruuca FIFA ee {WIN IN AFRICA WITH AFRICA} kaasoo Soomaaliya ay ka mid tahay dalalkii ugu dambeeyay Africa eeka faa’iideysanaya sida uu sheegay xoghayaha Guud Cabdi Qani Saciid Carab.

From Somalia to Pittsburgh: Bantu refugees find cause to celebrate new lives in America

The women gather in brightly colored fabrics. The men, many in suits and ties, test the sound equipment and ask the women to hush the babies and children. A council of elders sits on stage. It is a Sunday afternoon at the University of Pittsburgh's O'Hara Student Center, and Pittsburgh's Somali Bantus are having their first community celebration.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS