9121 entries

Articles

Xildhibaanno lagu muransanaa oo go'aan laga gaaray

Guddigii loo xil saaray go'aan ka gaaridda xubnihii baarlamaanka ka mid noqoshadooda muranka la galiyay, ka dib markii guddigii farsamada u qaabilsanaa odayaashii soo xulyay xubnaha baarlamaanka ay sheegeen in ay dadkaasi yihiin kuwa ku eedeysan dambi dagaalnimo.

Dhageyso warka Axadnimo ee Radio Sagal

Warka Radio Sagal

Madaxweyne Shariif iyo Guddoomiye Jawaari oo shiray

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Md. Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo guddoomiyaha baarlamaanka Md. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa xalay kulan ku yeeshay hoyga guddoomiyaha baarlamaanka ee Muqdisho.

Guddoomiyihii Majmaca Culimada Soomaaliyeed oo dhintay

ALLAHA u naxariistee waxa magaalada Muqdisho maanta lagu aasay guddoomiyihii majmaca culimada Soomaaliyeed Sheekh Axmed Cabdi Dhicisoow, oo xalay Muqdisho ku dhintay.

Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda oo Warshiikh la wareegay

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM, ayaa saaka la wareegay degmada Warshiikh ee gobalka Shabellaha Dhexe.

Warka Radio Sagal iyo Barnaamijkii dhacdooyinka

Wararka waxa ka mid ah, Ololaha doorashada madaxtinnimo ee dalka oo meel xasaasi ah maraya, Musharixiin baarlamaanka hortagay, Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo Warshiikh la wareegay iyo qodobo kale.
Warka

Uvutaji Sigara ni Hatari kwa Maisha

Madhara ya uvutaji sigara

Aqriso Magacyada musharixiinta buuxiyay sharuudaha

Guddiga doorashada madaxtinimada dalka, ayaa soo bandhigay magacyada 25 musharax oo ay sheegeen inay ka soo gudbeen sharuudihii looga baahnaa.

Sheekh Shariif iyo 7 musharax kale oo buuxiyay shuruudihii looga baahnaa musharixiinta xilka madaxtinnimo

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, ayaa ka mid noqday xubnaha ka gudbay shurudihii la hor dhigay mushariixinta u taagan xilka madaxtinnimada dalka. Waxana Madaxweynuhu uu ku jiray liiska seddex ruux oo shalay galinkii dambe la shaaciyay inay shuruudihii soo buuxiyeen.

Minnesota: Refugee health issues now more complex

ST. PAUL, Minn. — Today's refugees settling in Minnesota tend to have more complex health problems than before, according to the Minnesota Department of Health's Refugee Health Program.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS