9121 entries

Articles

Raysal wasaare Gaas oo madax kala gaddisan NY kula kulmay

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa xarunta QM ee magaalada New York kulamo kula qaatatay madax kala duwan oo ka qayb galaysa kulanka sanad laha ah,  waxaana madaxdaas ka mid ah Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama, Xooghayaha Guud ee QM Ban-ki-Moon, Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Hailemariam Desalegn, Ra’iiusl wasaaraha Australiya Julia Gillard, iyo Wasiirka Arimaha Dibada ee Turkiga Ahmet Davutoglu.

Qamri, xashiishad iyo dadkii watay oo Muqdisho lagu xiray

Ciidamada booliska, ayaa maanta soo bandhigay dhalooyin qamri ah iyo xashiishad oo aad u fara badan, kuwaas oo ay xalay ciidamada howl gal ku soo qabteen.

Hundreds mourn teen killed by car driven by sister

Hundreds gathered at a Toronto mosque Monday to mourn the loss of a teenage girl who died when she was hit by a car driven by her sister.

Madaxtooyada oo beenisay in raysal wasaare la magacaabay

Madaxtooyada qaranka Soomaaliya, ayaa beenisay wararka sheegaya in raysal wasaare loo magacaabay Maxamed C/laahi Farmaajo, oo hore u soo noqday raysal wasaariha mid ka mid ah xukuumadihii KMG ahaa.

Garoonka diyaaradaha Kismaayo oo la duqeeyay iyo war kale

Dayaarado dagaal oo nooca Miigagga ah, ayaa la sheegaya in ay dhowr gantaal ku rideen garroonka diyaaradaha ee magaalada Kismayo, xarrunta gobalka Jubada Hoose.

Over 250 Al-Qaeda linked Al-Shabaab militants to surrender

Mogadishu- Some 200 Al Shabaab militants surrendered to African Union Mission in Somalia (AMISOM) forces Saturday in Garsale, nearly 80 kilometres from Somalia’s capital Mogadishu, even as the Al-Qaeda linked group continues to suffer significant setbacks.  

Baarlamaanka Soomaaliya oo kulmay

Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa maanta kulankoodii ugu horeeyey yeeshay tan iyo markii ay u doorteen 2 toddobaad ka hor madaxweynaha jamhuurriyadda Soomaaliya in uu noqdo Md. Xasan Sheekh Maxamuud.

Ciidamada Kenya oo lagu eedeeyay inay shacab ku xasuuqeen Jubada Hoose

Ciidamada Kenya ee jooga dalka Soomaaliya, ayaa lagu eedeeyay inay xasuuqeen shacab Soomaaliyeed oo reer miyi ahaa, ka dib markii ay si bareer ah u toogteen 7 ruux.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Sagal Radio

Dhageystayaal warka iyo barnaamijkii dhacdooyina toddobaadkii tagay ee Soomaaliya, waxaa uu idin kaga imaanaya Studia-ha Sagal Radio ee Nairobi Kenya. Qodobo xiiso badan ayaad ku dhageysan doontaan.
audio

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadlay Soomaalida degan Mineapolis

Madaxweynaha Jamhuurriyadda Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la hadlay Soomaalida degan magaalada Minneapolis, gobalka Minnesota dalka Mareykanka xalay, xaflad ka dhacday halkaasi, oo lagu taageerayay madaxweynaha cusub.
Warka Madaxweynaha
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS