9065 entries

Articles

Madaxweyne Shariif oo ku wareejiyay madaxweynaha cusub haddiyado u badan dahab iyo agabyo kale (Sawiro+Dhageyso)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxweynihii DKMGa aheyd Mudane Shariif Sheekh Axmed kala wareegay Madaxtooyada Qaranka iyo hadiyado markii hore Madaxweyne Shariif si gaar ah loogusoo hadiyadeeyey kuwaasi oo dahab u badan.
Hadalada madaxda

Somali president, Kenyan FM escape bomb attack

Somalia's new President Hassan Sheikh Mohamud and the visiting Kenyan foreign minister escaped unharmed on Wednesday from an apparent suicide bomb attack on a Mogadishu hotel where they were holding a news conference, witnesses said.

Madaxweynaha cusub oo ka badbaaday weeraro ismiidaamin ah oo lagu dili rabay

Laba nin oo isku soo xiray wax yaabaha qarxa, ayaa duhurkii maanta isku dayay inay gudaha u galaan hotel uu ka deganaa Muqdisho madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud, xilli halkaasi uu kulan kula lahaa wafdi ka socday dalka Keyna.

Wahamiaji 60 Wakamatwa Djibouti

Walanguzi Wa Yemen Watiwa Mbaroni Djibouti Kwa Kuwaingiza Nchini Wahamiaji Bila Vyeti

Miaka 11 Tangu Mashambulizi Ya 9/11

Rais Obama aongoza  Maadhimisho Ya 9/11

Msanii Chipukizi Wa Bongo Flava Ali Kiba Aponea Chupuchupu

Polisi Wamhoji Mwanamke Aliyesema ametumwa na TID Kumuua Ali Kiba.

Qarax afar ruux ku dilay Muqdisho

Afar ruux, ayaa la sheegay inay ku dhinteen qarax caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, ka dib markii gaari ay la socdeen dad rakaab ah miino kula qaraxday meel u dhow saldhiga degmada Yaaqshiid ee gobalka Banaadir.

Madaxweynaha cusub oo si weyn loo soo dhaweeyay

Dalalka Mareykanka, Ingiriiska, Jabuuti iyo ururo kale oo caalami ah, ayaa ka mid ah xubnaha sida aadka ah durbaba u soo dhaweeyey guushii madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud, oo Isniintii doorashadii ka dhacday Muqdisho ku guuleystay.

Ghasia Zimepamba Moto Tana River

Mchafuko Mpya Umezuka Tena Tana River.

Usafiri Wa Treni Kuanza Mwezi Ujao Jijini Dares salaam Nchini Tanzania

Shirika La Reli Nchini Tanzania Limetangaza Kuwa Litaanza Usafirishaji Wa abiria Kwa Treni Jijini Dares salaam Mwezi Wa Kumi.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS