9280 entries

Articles

Ciidamo nabad-sugid ah oo howl gallo ka wada Jowhar

Ciidamo isugu jira boolis iyo nabad sugid, ayaa howl gallo amniga lagu sugaayo ka wada degmada Jowhar ee xarrunta gobolka Shabellaha Dhexe, halkaas oo maalmo ka hor ay dowladda Soomaaliya ka qabsatay kooxdii al-Shabaab.

Ahlu Sunnah oo sheegtay in ay isku soo dhiibeen maleeshiyaad al-Shabaab ka tirsan

Maamulka Ahlu-Suna Waljamaaca ee degmada Baled-Xaawo, ayaa sheegay in ay isku soo dhiibeen Sadex dhalinyara ah oo ka tirsana Maleeshiyada Shabaab.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo amaan u jeediyay ganacsatada maal-gashaneysa dalkooda

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Md. Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan), ayaa wax lagu farxo ku tilmaamay in hadda ganacsatada Soomaaliyeed ay u soo jeesteen qaarkood inay maalgashtaan dalkooda.

Jawaari oo sheegay in sharuuc loo sameyn doono saxaafadda & wasiiro la su'aalay

Guddoomiyaha barlamaanka Soomaaliya Md. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa sheegay si loo ilaaliyo xaquuqda wariyayaasha ay iyaguna u dhowraan midda ay shacabku ku leeyihiin ay tahay in sharci kala naadaamiya la soo dajiyo.

Somalia’s tentative recovery

FINALLY, some good news from Somalia: according to a new issue of the French weekly Paris Match, the Somali shilling has doubled in value against the dollar over the last two years. 

Maamulka Banaadir oo taageeray guusha ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM (Sawiro)

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay lagu taageerayay Guulaha Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed iyo kuwa Caawinaya ee AMISOM ay ka gaareen gobolka Shabeelaha Dhexe, kadib markii maleeshiyada haraadiga ah ee Shabaab ay ka xoreeyeen inta badan gobolkaasi.

Wasiirka Gaashaandhigga oo booqday Jowhar sheegeyna in ciidamo booliis ah la geyn doono halkaasi

Wafdi uu hoggaaminaayo wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Md. C/xakiin Xaji Maxamuud Fiqi, ayaa shalay booqday magaalada Jowhar ee xarrunta gobolka Shabellaha Dhexe, halkaas oo maalin ka hor ay kala wareegeen ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM kooxda al-Shabaab.

Wasiirkii ugu horeeyay ee maaliyadda Soomaaliya oo London ku dhintay

ALLAHA u raxmadee waxa xalay magaalada London ee carriga Ingriiska ku geeriyooday wasiirkii ugu horeeyay ee maaliyadda Soomaaliya Xaaji Cismaan Axmed Rooble, oo dhinaca kale ahaa ganacsade si weyn looga yaqaano Soomaaliya.

Somali sports supremo ready to pay ultimate sacrifice

LONDON (AFP) - Somalia's acting National Olympic Committee president Duran Farah told AFP he is aware of the danger he is in but he is prepared to risk all as he carries on his work trying to rebuild his country's sporting infrastructure.

Kulan looga hadlaayay dhowridda deegaanka oo Burco lagu qabtay

Kulan lagaga hadlaayay dhowridda iyo ilaalinta deegaanka, ayaa maanta lagu qabtay magaalada Burco ee xarrunta gobolka Togdheer.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS