9279 entries

Articles

Xarrun dadka loogu diiwaan galiyo cod bixinta doorashada Kenya oo la qarxiyay

Booliska Kenya, ayaa dadweynaha gobolka waqooyi Bari Kenya ku dhaqan siiyay lambarada taleefanno laga soo wici karo, haddii ay arkaan gaadiid ay kaga shakisan yihiin inay yihiin kuwa waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay.

Turkey Shocks Africa

ISTANBUL—Late one August night in 2011, Rifat Sarıcaoglu, the head of Turkey’s association of private universities, received a call from the office of the prime minister. Sarıcaoglu had three hours to gather as many university scholarship pledges for Somali students as possible. Prime Minister Recep Tayyip Erdogan was about to fly to Mogadishu, making the first visit to Somalia by a non-African head of state since the country’s last effective government was ousted in 1991, and Erdogan wanted to present a momentous gift.

Musharixiintii golaha deegaannada Somaliland oo ku baaqay in codadkii la dhiibtay dib loo tiriyo

In ka badan Konton Murashaxiintii ku hadhay Tartankii Doorashada Golaha Deegaanka ee Somaliland ee u tartamayey degmadda Hargeysa, ayaa si weyn u cambaareeyey Gudida Doorashooyinka Qaranka, iyagoo ku baaqay in la qanciyo oo codkoodii dib loo tiriyo si ay ugu samraan.

Askar iyo Shabaab lagu xakumay Jowhar

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ayaa shan qof oo mid ka mid ah lagu helay inuu xubin ka yahay Al-shabaab ku xukuntay min shan sano oo xabsi ciidan ah.

Qarax ka dhacay Maka al-Mukarrama oo dhimasho iyo dhaawac geystay

Ugu laba qof oo shacab ah ayaa ku dhintay 10- qof oo kalena way ku dhaawacmeen qarax ka dhashay gaari walaxaha qarxa laga soo buuxiyay oo ka dhacay agagaarka isgoyska shaqaalaha ee waddada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho.

Puntland oo laga bilaabay barnaamij waxbarashada kore loogu qaadayo oo 3 sano ay ku kaceyso 7.5 Miliyan oo Euro

Deegaannada Puntland maanta waxa laga billaabay barnaamij kore loogu qaadayo waxbarashada muddada seddexda sano ee soo socota, taas oo qarashaadka ku baxayana ay bixinayaan midowga Yurub.

Wafdi uu hoggaaminaayo guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti oo Muqdisho gaaray

Wafdi uu hoggaaminaayo guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti Md. Idiris Cali, ayaa shalay gaaray magaalada Muqdisho ee xarrunta dalka Soomaaliya, halkaas oo si diiran ay ugu soo dhaweeyeen madax ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Nin loo heystay dilka guddoomiyihii odayaasha dhaqanka Hiiraan oo la sheegay in uu qirtey eedeymaha loo soo jeediyay

Ciidamada booliska ee degmada Balad-weyne, ayaa shaaca ka qaaday in nin loo heystay dilka guddoomiyihii odayaasha dhaqanka ee Hiiraan Marxuum Muxumed Macallin Xuseen (Marya-cadde) uu hadda qirtey eedeymaha loo heystay.

Dad lagu tuhmayo inay Shabaab yihiin oo Garbahaaray lagu xiray

Ciidamada dowladda Soomaaliya, ayaa howl gal ay manta ka sameeyeen degmada Garbahaarray ee xarrunta gobolka Gedo, waxay ku sheegeen inay ku soo qabtaan tiro dad ah oo looga shakisan yahay inay Shabaab ka tirsan yihiin.

Ciidamo nabad-sugid ah oo howl gallo ka wada Jowhar

Ciidamo isugu jira boolis iyo nabad sugid, ayaa howl gallo amniga lagu sugaayo ka wada degmada Jowhar ee xarrunta gobolka Shabellaha Dhexe, halkaas oo maalmo ka hor ay dowladda Soomaaliya ka qabsatay kooxdii al-Shabaab.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS