9293 entries

Articles

Trump oo difaacay xiriirka kala dhexeeyo Boqortooyada Sacudi Carabiya

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa si xoog leh u difaacay xiriirka dalkiisa uu la leeyahay Boqortoyada Sacudi Carabiya isagoo iyadoo ay soo baxayaan eedeymo caalami ah ee dilkii saxafiga Jamal Khashoggi. 

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO

Ciidamo cusub oo loo diyaarinayo qorshaha sugida Amniga Caasimadda Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay kormeeray Dugsiga Tababarka Booliska ee Jen. Kaahiye, halkaasoo tababar uga socda ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya, kuwaasoo loo diyaarinayo sugida amniga Muqdisho. 

Faah faahin ka soo baxaya qarax ka dhacay duleedka Muqdisho

Qarax miino ayaa maanta duhurkii ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho, kaasoo lala eegtay gaari uu watay Sarkaal ka tirsan Ciidamada Amniga dowladda Soomaaliya. 

Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga Xerada Xalane kaga guddoomay Safiirka Mareykanka

Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Mareykanka u soo magacaabay Soomaaliya Amb. Donald Yamamoto.

Dowlada Soomaaliya oo soo dhoweysay baaritaanka dilkii Jamal Khashoggi

Qoraal ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Dibbada dowlada Federalka ayaa lagu sheegay in Dowlada Soomaaliya ay soo dhoweyneyso baaritaanka ay Boqortoyada Sacudi Carabiya ee dilkii Jamal Khashoggi. 

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya oo ka qeyb galay Kulanka Golaha Guud ee Midowga Afrika

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ka qayb galay shirka Golaha guud ee Midawga Afrika oo maanta ka furmay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia. 

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO

Col. Gabre oo xabsiga loo taxaabay iyadoo dowlada Federalkana soo dhoweysay

Colonel Gebregziabher Alemseged oo ku magac dheeraa (Gebre Dilla) balse Soomaalidu ay u taqaan Colenel Gabre ayaa xabsiga loo taxaabay goordhow iyadoo loo haysto dambiyo kala duwan. 

Guddiga cusub ee doorashada Madaxweynaha Koofur Galbeed oo maanta la magacaabayo

Waxaa maanta lagu wadaa in la shaaciyo Guddi cusub oo qaabilsan doorashada Madaxweynaha Koofur galbeed, kaddib markii Guddigii hore ay is casileen. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS