9279 entries

Articles

Cadde Muuse oo Puntland wada-hadallo u gaaray

Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Cadde Muuse Xirsi, oo dib ugu noqday Puntland, ayaa sheegay in uu Puntland u gaaray sidii uu wada tashiyo ula qaadan lahaa qeybaha bulshada iyo maamulka, si looga hor tago dhibaato ka dhacda Puntland.

Shirkado dhisaya Muqdisho oo la sii kala reebi doono

Maamulka gobolka Banaadir, ayaa maanta ka dhawaajiyay in shirkado soo dalbaday inay ka mid noqdaan kuwa dhisaya magaalada Muqdisho, ay ka soo reebeen 66 shirkadood, kuwaas oo iyana la kala saari doono.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Sagal Radio

Dhageystayaasheenna qaayaha lahow, warka idaacadda Sagal waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta Radio Sagal ee magaalada Nayroobi.
Warka

Afar qof oo xalay Dhadhaab lagu dilay

Kooxo hubeysan, ayaa xalay Dhadhaab, waqooyi bari, Kenya ku dilay afar ruux oo xoolo dhaqato ahaa, kuwaas oo ka mid ahaa dadka deegaanka.

Dhageyso warka Sabtinimo ee Sagal Radio iyo barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya

Dhageystayaasheena qaayaha lahow, warka waxa uu toddobaadkan idin kaga imaanaya xarrunta idaacadda Sagal ee Nayroobi, Kiinya.
War

Mother sentenced in murder of her two-year-old daughter

Minneapolis, Dec 21, 2012 - 23-year-old Minneapolis woman was sentenced to 128 months in prison for the second-degree murder of her daughter, the Hennepin County Attorney announced Friday. 

Madfac hooyo ku dilay xalay Muqdisho ilmaheedana dhaawacay

Haweeney dhashay afar caruur ah, ayaa ku dhimatay caruurteeda afarta ahna way ku dhaawacmeen, markii xalay uu madfac ku dhacay guri ay deganaayeen qoyskaasi oo ku noolaa degmada Warta-nabadda ee gobolka Banaadir.

Madaxweyne Siilaanyo oo guddoomiyayaal u magacaabay Saaxil iyo Hargeysa

Madaxweynaha maamulka Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa magaacabay guddoomiyayaasha gobollada Maroodi Jeex (Hargeysa) iyo Saaxil.

Fifty-five people drowned off Somali coast: UNHCR

Fifty-five people were drowned, or missing and presumed to have drowned, after an overcrowded boat capsized off the Somali coast, the U.N. refugee agency said on Thursday.

Golaha wasiirada oo shiray iyo wasiir ku xigeen la magacaabay

Golaha wasiirrada xukuumadda oo xalay kulankoodii Khamiislaha ahaa ku yeeshay Muqdisho ayaa waxa ay kaga hadleen arrimo faro badan oo ay ka mid yihiin dhismaha gudiyo madax banan oo uu dalku yeesho.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS