8878 entries

Articles

Wasiirka Amniga oo ka hadlay qaraxyadii iyo jugtii caawa gilgilshay magaalada Muqdisho

Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow  Ducaale ayaa sheegay in jugtii iyo dhawaaqii cuslaa ee caawa ka dhacay magaalada Muqdisho aanay aheyn madaafiic hoobiyeyaal ah. 

Shirweynaha Qaran ee dib u eegista Dastuurka oo Shalay ka furmaya Muqdisho

Shirweynaha Qaran ee dib u eegista Dastuurka ayaa  ka furmaya magaalada Muqdisho, kaasoo ay ka qeyb galayaan illaa saddex boqol oo Ergo ka socota Bulshada Soomaaliyeed oo ka kala yimid dalka gudihiisa iyo dibaddiisa. 

Qaraxyo ay fuliyeen qoys ka kooban 7 ruux oo ka dhacay dalka Indonesia

Qaraxyo ismiidaamin ah ayaa shalay iyo maanta ka dhacay dalka Indonesia oo ah dalka ugu badan Muslimiinta Caalamka, iyadoo weeradan lagu qaaday kaniisado ku yaalla dalkaas iyo xarun Boolis. 

Shirka labaad ee Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo ka furmay Baydhabo (Sawirro)

Waxaa goor dhow magaalada Baydhabo ka furmay shirkii labaad ee Madaxda dowlad goboleedyada ee la baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada, iyadoo shirkan uu ku soo aaday xilli xasaasi ah. 

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO

Daawo Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo si weyn loogu soo dhoweeyay Doxa

Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa gaaray magaalada Dooxa ee caasimadda Qatar, halkaas oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah oo labo maalmood ah. 

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO

Al-Shabaab oo madaafiic ku gaaracay saldhigga Milateri ee Turkiga

Al-Shabaab ayaa sheegtay in weerar madaafiic inay ku qaadeen saldhiga Milateri ee Turkiga ku tababaraan Ciidamada Soomaaliya ee ku yaalla deegaanka Jaziira ee magaalada Muqdisho. 

Xildhibaanada Baarlamaanka oo maanta la horgeynayo Sharciga saameyn ku yeelanaya Shirkaddaha dalka

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta la horgeynaya sharciga Shirkadaha dalka, kaasoo ka mid ahaa hindise sharciyeedyada ay Xukuumadda u soo gudbisay Baarlamaanka. 

Wasiirka Amniga oo amray in ciidamada ay soo qabtaan dadka dilalka qorsheysan ka fuliya Muqdisho

Wasiirka Amniga Soomaaliya maxamed Abuukar Islow Ducaale  ayaa ciidamada Amaanka dalka ku amray in ay gacanta ku soo dhigaan kooxaha dilalka qorsheysan ka geystaan magaalada Caasimada Muqdisho,isagoo sheegay inaan marnaba la aqbali Karin in dilal ay ka dhacaan magaalada muqdisho. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS