9000 entries

Articles

Al-Shabaab oo sheegtay in Askar ka kala tirsan Milateriga iyo Booliska ku dishay Muqdisho

Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda dilal saacadihii la soo dhaafay ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo ay ku beegsatay saraakiil ka tirsan Ciidanka Milateriga iyo Booliska. 

Faahfaahin ka soo baxaysa Suldaan lagu diley caawa Koofurta magaalada Gaalkacyo

Wararka ka imanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in lagu diley Koofurta magaalada Suldaan Cabdulaahi Suldaan Cabdiraxmaan oo mid kamid ahaa salaadiinta gobolka Mudug. 

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Guddi qaabilsan Wada hadalada Somaliland (Akhriso Magacyada)

Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay Guddiga Dhab u heshiisiinta iyo Wada Hadalada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland. 

Faahfaahin ka soo baxaysa qarax qasaare geystey oo ka dhacay Muqdisho

Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan qarax ay ku dhinteen labo ruux saddex kalana ay ku dhaawacmeen oo ka dhacay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho. 

Golaha ammaanka Qaramada Midoobay oo go'aamo adag ka soo saaray qarixii Kismaayo

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si aan horey looga baran uga hadlay qarixii Jimcihii toddobaadkii hore ka dhacay magaalada Kismaayo.

La Taliyihii Amniga Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo loo magacaabay Madaxweynaha Ismaamulka Amxaarada

Xisbiga Dimoqraadiga Amxaarada (ADP) ayaa u magacaabay La Taliyihii Amniga Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya inuu noqda Madaxweynaha Ismaamulka Gobolka Amxaarada, kaddib markii la dilay Madaxweynihii Gobolka Amxaarada Ambachew Mekonnen. 

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DAAWO

Kenya oo u ololeyneysa in Al-shabaab lagu daro liiska Argagixisadda ee dalalka Caalamka

Kenya ayaa ku boorisay Beesha Caalamka in sida ugu dhaqsiyaha badan ay liiskooda argagixisadda ugu daraan Al-shabaab iyagoo ka ambaqaadaya Qaraar ay soo saartay Qaramadda ee tirsigiisu ahaa 1267 Sanadkii 1999.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DAAWO

Madaxweynaha oo Xukuumadda faray in ay gurmad u fidiso dadka ku dhaawacmay Weerarkii Kismaayo

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey weerarkii qaraxa ku bilaawday ee ka dhacay magaalada Kismaayo.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS