2 entries

Articles Published on May 18, 2020

Mareykanka oo duqeyn cusub ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Hoose

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in shalay gelinkii dambe duqeyn laga fuliyay, iyadoo lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab. 

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo shaaciyay kiisas musuq maasuq ku fiday Wasaarado

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka dowladda Soomaaliya Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa sheegay in xafiiskiisa uu gacanta ku haayo kiis musuq maasuq ah oo ka bilowday Wasaaradda Caafimaadka, kuna fiday Wasaarado kale oo ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS