483 entries

Articles Published in 2019

Cudurka Ebola oo laga helay dalka Uganda

Ilmo shan jir ah oo qaba cudurka Ebola ayaa laga helay gudaha dalka Uganda, sida ay xaqiijisay hay'adda caafimaadka adduunka ee WHO.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle oo gaaray magaalada Beledweyne

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeele Maxamed Cabdi waare ayaa si deg-deg ah dib ugu soo laabtay magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. 

Dowladda Soomaaliya oo walwal gaar ah ka qabta shirarka Nairobi Share Tweet Email Share Share

Dowladda Soomaaliya ayaa walaac ka muujisey shirar maamlaamahn magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga socda qaar kamid ah madaxda maamul goboleedyada.

Xarunta CPA oo daraasad ka samaysay kala sareynta nololeed ee ay keenayso waxbarashada la ganacsiyeeyey

Xarunta Daraasaadka ee Center for Policy Analysis ayaa cilmi baadhis ka samaysay tayada dugsiyada waxbarashadda Somaliland iyo kala saraynta nololeed ee ay keenayso waxbarashada la ganacsiyeeyey.

Alshabaab oo askar ka soo qafaashay gudaha dalka Kenya

Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa sheegay in howlgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen degaanno hoos yimaada magaalada Wajeer ee gobolka waqooyi bari Kenya ay ku soo afduubteen askar ka tirsan Booliiska dalka Kenya. 

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay dadkii lagu laayay Gaalkacyo

Madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmudug ayaa arin laga xumaado ku tilmaamay dhacdadii lagu dilay dad ka badan 10 ruux oo guud ahaanba ka soo jeeda deegaannada Koonfur Galbeed.

Faahfaahin ka soo baxaysa qarax labaad oo ka dhacay Muqdisho

Waxaa soo baxaya faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan qarax labaad oo goor dhow laga maqlay magaalada Muqdisho caasimada dalka Soomaaliya. 

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DAAWO

Wasaarada Waxbarashada oo dugsiyada dalka ku amartay inay hirgeliyaan Manhajka dalka

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa amar ku bixisay in Dugsiyada waxbarashada dalka iyo Dalladahaba ay hirgliyaan Manhajka cusub ee ay diyaarisay dowladda Soomaaliya. 

Dagaal ku dhex maray gobolka Hiiraan Macawisley iyo Al-Shabaab

Wararka ka imanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in iskahorimaad hubeysan uu ku dhex maray dabley hubeysan meel ku dhow deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS