688 entries

Articles Published in 2019

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO

Conversations With Council, Legislative Actions 2018 Review & 2019 Preview

audio

Saciid Cabdullaahi Deni oo loo doortay madaxweynaha cusub ee Puntland

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland,Cabdikariin Maxamed Axmed (Dhoobo-dareed) ayaa goor dhow shaaciyay natiijada doorashada madaxweynaha Puntland oo la isla soo gaaray wareegii saddexaad.

Madaxweynihii Bankiga Aduunka oo si lama filaan ah ugu dhawaaqay in uu is casilayo

Madaxweynaha Bangiga Adduunka Jim Yong Kim ayaa si lama filaan ah ugu dhawaaqay in uu xilkaasi iska casilayo kadib markii uu jagadaasi hayay muddo lix sanadood ah.

Muxuu Madaxweynaha cusub ee Puntland ka yiri Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada

Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa wareysi dhinacyo badan taabanaya oo uu siiyay Telefishinka BBC Somali kaga hadlay arrimo kala duwna oo quseeya Federaalka iyo muranka iyaga iyo Somaliland. 

Shir loogaga hadlayo ka hortagga qaraxyada oo Muqdisho ka furmay

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Ducaalle ayaa maanta magaaladda Muqdisho ka furay Shir wada-tashi ah oo ku saabsan ka Hortagga Qaraxyada gacan ku sameyska ah. 

Baasaboorka Soomaaliga oo ka awood badan Baasaboorada Afghanistan iyo Ciraaq

Baasaboorka Soomaaliga ayaa markale xajistey booskii uu ugaga jirey qiimeynta baasaboorada caalamka, iyadoo warbixin la soo saaray ay ka hooseeyaan wadamada Afghanistan iyo Ciraaq. 

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo markii u horeysay ka hadlay arrinta Maqaamka Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa sheegay in sanadkan uu yahay sanadkii dadka reer Muqdisho ay heli lahaayene matalaadooda, ayna ula mid lahaayene gobolada kale ee dalka. 

Mareykanka oo duqeyntii afaraad todobaad gudahood ka fuliyay Soomaaliya

Taliska Mareykanka ee AFRICOM ayaa sheegay in Talaadadii la soo dhaafay uu duqeyn ka fuliyay deegaan ka tirsan Gobolka Baay, kaasoo lagu dilay illaa lix dagaalame oo ka tirsan Al-Shabaab. 

Iska hor imaad Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ku dhex maray Marka

Iska hor imaad u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ayaa xalay ka dhacay magaalada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS