3 entries

Articles Published on October 8, 2019

Danjiraha Maraykanka dalka Kenya oo difaacay mowqifka Maraykanka ee Al-Shabaab

Danjiraha Maraykanka u fadhiya dalka Kenya Kyle McCarter ayaa sheegay in dowladiisu aysan diidin in ururka Alshabaab loo aqoonsado urur argagaxiso. 

Jubbaland oo war cusub ka soo saartay caleema saarka Axmed Madoobe

Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland uu dhici doona marka ay soo dhameystirmaan wafuuda ka qeyb galeysa Caleema saarka. 

Guddoomiyihii iyo Duqii Maamulka Degmada Buuloburte oo xilka qaaday

Wareegto ka soo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Maamul Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa waxaa ay xilkii loogaga qaaday guddoomiyihii degmada Buulo-burte iyo ka qaaday iyo duqii degmadaas.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS