4 entries

Articles Published on October 3, 2019

Sarkaal ka tirsan Ciidanka DANAB oo ku geeriyooday qarax miino iyo Al-Shabaab oo sheegatay

Sarkaal caan ahaa oo ka tirsanaa Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB ayaa shalay ku geeriyooday qarax miino oo ka dhacay duleedka Muqdisho. 

Madaxweynaha Puntland oo shir degdeg ah isugu yeeray Golihiisa Wasiirada

Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Boosaaso ayaa shir degdeg ah isugu yeeray Golihiisa Wasiirada, iyadoo la filayo in laga soo saaro go’aano culus. 

Axmed Madoobe “Hannaanka siyaasada loo dhan yahay dalka kama jirto, wixii ka soo baxay Shirkii…”

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa sheegay in hannaanka siyaasadda loo dhan yahay aanay dalka ka jirin, isagoo caddeeyay in wixii ka soo baxa Shirkii shalay lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho aanay anfaceynin dadka Soomaaliyeed. 

Akhriso/Daawo: War-murtiyeedka Shirka Iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya Oo Dhameystiran

Waxaa goordhow la soo saaray war-murtiyeedka shirka Iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya kaas oo muddo 2 maalin ah ka soconayey magaalada Muqdisho iyada oo la xusay in waxyaabo badan la qaban lahaa haddii aaney isku dhici laheyn dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS