4 entries

Articles Published on September 30, 2019

Qarax xooggan oo goor dhaw ka dhacay magaalada Muqdisho

Waxaa goor-dhaw qarax aad u xoogan oo jugtiisa looga maqlay inta badan magaalada Muqdisho uu ka dhacay agagaarka Isgooska Kuliyadda Jaalle Siyaad.

Weerar ku billowday qaraxyo oo lagu qaaday saldhigga Mareykanka ee Balidoogle

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ku bilowday qaraxyo oo goor dhow lagu qaaday sadlhigga ciidamada Mareykanka ee ku yaalla garoonka Balidoogle ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Xaaf oo ka baxay heshiiskii DF, dibna usoo ceshtay mas’uuliyaddiisii Galmudug

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku dhowaaqay go’aan xasaasi ah oo xasarad cusub gelinaya maamulka Galmudug kadib markii uu ka laabtay heshiis uu la galay dowladda federaalka.

Xuutiyiinta oo khasaarihii ugu cuslaa u geystay ciidamada Sacuudiga

-Jabhadda Xuutiyiinta Yemen ayaa baahiyay muuqaal muujinaya weerarkii cuslaa ee ay ku qaadeen Ciidamada Sacuudiga, iyadoo weerarkan ahaa kii ugu khasaaraha badnaa ee Sacuudiga ka soo gaaro dagaalka Yemen.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS