2 entries

Articles Published on September 29, 2019

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay arrinta Ciise Tarbuun (War saxaafadeed)

Dowladda Soomaaliya ayaa war ka soo saartay arrin saacadihii la soo dhaafay aad loo hadal hayay, kaasoo ahaa nin lagu magacaabo Ciise Tarbuun oo Booliska Kenya ay sheegeen inuu gudaha u soo galay dalkooda, iyadoo ninkan oo horay dowladda Federaalka u qabteen labo sano ka hor lagu tilmaamay inuu ahaa Madaxii Amniyaatka Al-Shabaab u qaabilsan Muqdisho. 

Madaxweynayaashii hore Sh. Shariif iyo Xasan Sheekh oo la kulmay Madaxweynihii hore Cali Mahdi

Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh ayaa maanta gurigiisa ku booqday Madaxweynihii hore Cali Mahdi Maxamed. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS