7 entries

Articles Published on September 26, 2019

Akhriso: Nuxurka Khudbaddii Madaxweyne Farmaajo ka jeediyay Qaramada Midoobey

Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Shirweynaha Qaramada Midoobey ayaa ka warbixiyey xaaladda siyaasadda, dhaqan dhaqaale iyo amni ee dalka.

Daawo: Khudbadda Madaxweynaha uu ka jeediyay Qaramada Midoobey [Kiiska Badda waa in lagu xaliyo Maxkamadda]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa markii u horeysay hadal ka jeediyay Kulanka 74aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobey, iyadoo khudbadiisa uga hadlay arrimo kala duwan oo siyaasadda, dhaqaalaha, Kiiska Badda ee yaala Maxkamadda ICJ iyo arrimo kale. 

Golaha Wasiirada oo ansixiyay Qorshe ay soo gudbisay Wasaaradda Qorsheynta

Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulan ay ku yeesheen Muqdisho, waxa ay ku meel mariyeen qorshaha sagaalaad ee horumarinta qaranka oo golaha ay u soo gudbisay wasaaradda qorsheynta, maal-gashiga iyo horumarinta dhaqaalaha.

Faah Faahin: Gaari kuwa aan xabadaha karin oo lagu qarxiyay Muqdisho

Waxaa soo baxaya faahfaahino la xiriira qarax ka dhacay maanta meel ku dhow isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho.

Dowladda Qatar oo baaq u dirtay dhinacyada isku khilaafsan Siyaasadda Soomaaliya

Dowladda Qatar ayaa ugu baaqday dhinacyada Soomaaliya ee isku khilaafsan siyaasadda Soomaaliya inay meesha ka saaraan, kana wada shaqeeyaan sidii horay loogu sii wadi lahaa geeddi socodka Siyaasadeed, loona xoojin lahaa dadaalada dib u heshiisiinta Qaranka, la-dagaallanka musuqmaasuqa iyo kor u qaadista xuquuqda aadanaha iyo xorriyadda aasaasiga ah.

Xaalad Bani’aadanimo oo laga soo sheegayo qeybo ka mid ah Gobolka Gedo

Dad u badan Haween iyo Caruur oo ka barakacay duqaymaha diyaaradaha ay wadaan ciidamada Kenya Gobolka Gedo iyo Abaaraha ayaa gaaray gaaray magaalooyinka Baardheere, Ceelwaaq iyo Garbahaarrey.

Golaha Wasiirada Jubbaland oo ka shiray dib u dhaca ku yimid Caleema saarka Axmed Madoobe

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS