5 entries

Articles Published on September 23, 2019

Jarmalka,UK iyo Faransiiska oo ku eedeeyay in weerarkii Ceelasha Sacudiga ay Iran ka dambeysay

War ay si wadajir ah uga soo saareen magaalada New York wadamada Jarmalka, Ingiriiska iyo Faransiiska ayaa lagu sheegay in dowlada Iran ay ka dambeysay weerarkii lagu qaaday ceelasha saliida ee Boqortoyada Sacudi Carabiya. 

Xasan Sheekh: Waxaad haysaan wadadii lagu hungoobay oo lagu dumay”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo goor dhow shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa eedeyn u soo jeediyay Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Kheyre. 

Prof Afyare: Siyaasad lagu wadi waayey dood iyo dulqaad, laguma wadi karo jujuub iyo digdig

Aqoonyahanka Soomaaliyeed ee ka faalooda colaadaha iyo nabadda geeska Afrika Afyare Cabdi Cilmi ayaa ka hadlay sida dowladda Federalka u adeegsato hay’adaha dowladda. 

Daawo: Sheekh Shariif “Farmaajo anaa magacaabay asoo boorsadiisa wato, mana aqbaleyno inuu burbur u horseedo dalka…”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag uga hadlay qaabkii shalay loola dhaqmay ee lagu xanibay diyaaraddii u qaadi laheyd Kismaayo, waxaana uu uga digay dowladda Federaalka inay dalka u horseeddo burbur, oo ay meel qaldan wax ku wado. 

Al-Shabaab oo soo bandhigay sawirrada weerarkii Ceel Saliini, hub iyo gaadiid ciidan

Al-Shabaab ayaa soo bandhigay sawirada weerarkii shalay ay ku qaadeen Saldhig Ciidamada dowladda ku lahaayeen deegaanka Ceel Saliini oo u dhaxeeya Marka iyo Afgooye, halkaasoo uu ka dhacay dagaal xooggan. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS