3 entries

Articles Published on September 21, 2019

Akhriso: Dowladda Federaalka oo u fasaxday dowlad goboleedyada iyo G/Banaadir lacagtii deeqaha Caalamka

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u fasaxday Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir lacag gaareysa lix milyan oo dollar oo ahaa deeq lacageed oo ka timid Midowga Yurub. 

Burcad Badeed Soomaali ah oo sii deysay muwaadin u dhashay dalka Iran

Burcad badeed Soomaali ah ayaa sii deysay badmaaxe u dhashay dalka Iran kadib muddo afar sano oo uu ku jirey gacantooda. 

Madaxtooyada oo war ka soo saartay safarka Madaxweynaha ee New York

Villa Somaliya ayaa war ka soo saartay safarka berri ee Madaxweyne Farmaajo iyo wafdiga uu hoggaaminayo ay ku tagi doonaan magaalada New York ee dalka Mareykanka,  si ay uga qayb galaan Shir sanadlaha ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobey. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS