4 entries

Articles Published on September 15, 2019

Dowladda Federaalka oo ku guuleysatay in la joojiyo dhismaha saldhigii Militari ee Imaaraadka ka dhisayay Berbera

Imaaraadka Carabta ayaa muddo ku howlaneyddhismaha saldhig Ciidan oo ay ka dhiseyso Magaalada Xeebta ah ee Berbera, iyadoo cuskaneysa heshiis ay la gashay maamulka Somaliland. 

Kolonyo ciidamo AMISOM ah oo lagu weeraray deegaanka Garas Deelle ee degmada Balcad

Wararka ka imanaya degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamo AMISOM ah lagu weeraray deegaanka Garas-Deelle oo qiyaastii 3km dhinaca Koofur ka xiga degmada Balcad. 

Kulan u dhaxeeya hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka oo Muqdisho ka furmay

Waxaa magaalada Muqdisho maanta ka furmay kulan-howleed wadajir ah oo u dhexeeya Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS, Gudigga La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Gudigga Madaxabanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka. 

Haweeney 74 jir mataano ku dhashay Hindiya oo xaalad miyir dabool ah ku jirta

Haweeney iyo seygeeda ayaa la dhigey qeybta deg-degga ah ee isbitaal ku yaal dalka Hindiya kadib markii haweeneydu ay dhashay gabdho mataano ah iyadoo 74 jir ah. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS