4 entries

Articles Published on September 14, 2019

Sawirro: Siyaasi Cabdi Dheere oo ku dhawaaqay musharaxnimadiisa Galmudug.

Siyaasi Cabdi C/llaahi Axmed oo lagu naynaaso (Cabdi Dheere) ayaa maantay si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu yahay musharax u taagan xilka Madaxwaynaha Galmudug 4ta sano ee soo socota, munaasabad ballaaran oo ka dhacday magaalada Muqdisho, gaar ahaan Hotel Aljazeera. 

Cumar Filish “Dhagxaanta ku go’an waddooyinka Muqdisho ee shacabka xannibay waa la qaadayaa dhawaan”

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud ayaa sheegay in dhowaan la furi doono wadooyinka dhagxaanta lagu xirey ee magaalada Muqdisho. 

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya kadib 13 maalin oo safaro shaqo uu ku kala bixiyay dowlad gobaleedyada Galmudug iyo Koonfur Galbeed. 

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS