3 entries

Articles Published on September 7, 2019

Ra’iisul Wasaare Khayre oo safiiro iyo wakiilada hay’adaha caalamiga ah kula kulmay Baydhabo

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa kulan looga hadlay wax ka qabashada baahiyha ka jira deegaannada koonfur Galbeed waxa uu magaalada Baydhabo kula yeeshay safiirradda dalalka saaxiibka la ah Soomaaliya iyo wakiillada hey’adaha caalamiga ah ee fadhigoogu yahay Muqdisho. 

Uhuru Kenyatta oo ka fekeraya inuu ceyriyo Wasiirkiisa Arrimaha Dibbada Monica Juma

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ka fekereya inuu xilka ka qaado Wasiirkiisa Arrimaha Dibbada Monica Juma kadib markii dib u dhac uu ka soo wajahaya dowlada Kenya siyaasadda arrimaha dibbada. 

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS