5 entries

Articles Published on August 29, 2019

NISA oo soo bandhigtay xubin sare ka tirsan Warbaahinta Al-Shabaab oo lagu qabtay howlgal

Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa shaaca ka qaaday in xubin sare oo ka tirsan Warbaahinta Al-Shabaab lagu qabtay howlgal laga sameeyay degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho. 

Golaha Wasiirada oo taageeray go’aankii Wasaaradda Arrimaha gudaha ku qaadacday doorashadii Jubbaland

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka ayaa taageeray go’aankii Wasaaradda arrimaha Gudaha ee 22kii bishan Agoosto ay ku caddeysay inaysan oqoonsaneyn natiijooyinkii kasoo baxay doorashooyinkii aan loo marin habraaca saxda ah ee ka dhacay Kismaayo. 

Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Shirka Madasha Hoggaamiyeyaasha Afrika

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Daara Salaam ee dalka Tanzania uga qeyb galay shirka Madasha Hoggaamiyeyaasha Afrika (African Leadership Forum). 

Cumar Filish oo ballanqaaday in la furi doono waddooyinka xiran ee Muqdisho

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir,Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa goor dhow la wareegay xilkaa, ka dib xaflad goor dhow lagu soo gabagabeeyay xarunta dowladda hoose ee Xamar.

Kenya oo u jawaabtay dowladda Soomaaliya

Xukuumadda Kenya ayaa ka jawaabtay eedeymo la xiriiray inay ciidamada Kenya ee ku sugan gobolka Jubbada dhexe ay wax ka og-yihiin dhuxusha halkaa laga dhoofiyo.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS