3 entries

Articles Published on August 22, 2019

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho u magacaabay Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish). 

DEG DEG: Golaha Wasiirada oo magacaabay Taliyeyaal ciidan (Fahad Yaasiin oo si buuxda NISA loogu magacaabay)

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa goor dhow magacaabay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka sida, iyadoo si buuxda Taliyaha NISA loogu magacaabay Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo muddo 10 bilood ahaa Sii Haye. 

Axmed Madoobe oo loo doortay Madaxweynaha Jubbaland ee afarta sano ee soo socota

Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa u doortay Axmed Madoobe Madaxweynaha Jubbaland ee afarta sano ee soo socota, kaddib doorasho goor dhow ka dhacday Kismaayo. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS