4 entries

Articles Published on August 19, 2019

Dowlada Soomaaliya oo taageereysa ololaha Jabuuti ee kamid noqoshada Golaha Ammaanka QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho shaqo ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa maanta wada hadallo wax ku ool ah la yeeshay dhiggiisa Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle. 

Guddiga Cusub ee Doorashooyinka Puntland oo maanta la dhaariyay (Sawiro)

Guddiga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland ayaa maanta lagu dhaariyay xarunta Madaxtooyada Puntland ee magaalada Garowe iyadoo uu goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

Sawirro: Ra’iisul Wasaare Kheyre oo la kulmay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka Qatar

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi uu hoggaaminayay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Qatar ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda oo saaka soo gaaray Muqdisho. 

Wararkii ugu dambeeyey dagaalka Bariire iyo warar ka soo baxay DF iyo Al-Shabaab

Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo Amisom oo dhinac ah iyo Al-Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe ka dhacay deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS