3 entries

Articles Published on August 11, 2019

Dowlada Kenya oo xusul duub ugu jirta xubinimada Golaha Ammaanka

Dowlada Kenya ayaa dadaal xoog leh ku bixinaysa sidii ay ugu fariisan lahayd mid ka mid ah kuraasta Guddiga joogtada ah ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay,iyadoo weliba taageero u raadineysa sidii ay u milkin lahayd badda Soomaaliya ay leedahay oo haatan dacwadeedu taal Maxkamada Caalamiga ah ee ICJ. 

Cali Maxamed Geedi oo ka hadlay Maqaamka Muqdisho

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa ka hadlay maqaamka Muqdisho isagoo ugu baaqay baarlamaanka Soomaaliya inuu ka doodo oo uu ansixiyo maqaamka Muqdisho.

Madaxweyne Farmaajo oo salaadda Ciida ku dukaday Masjidka Shuhadada ee Madaxtooyada

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa salaadda Ciidda Carafo ku tukaday Masjidka Shuhadada Madaxtooyada Qaranka. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS