Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Wararka aan idin heynowaxaa kamid ah:Waxaa caawa ku geeriyooday Isbitaalka Hamad ee magaalada Doxa mid ka mid ah dhaawcayadii Khamiistii la soo dhaafay loo qaaday, kaasoo ka mid ahaa dadkii ay xaaladooda liidatay ee dalka wax looga qaban waayay iyo  Warar kale. 

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS