4 entries

Articles Published on July 22, 2019

Ergadii soo dooratay xidhibaannada Federaalka oo looga digay in ay u hoggaansamaan awaamiirta Al-shabaab

Al-shabaab ayaa maalmihii ugu danbeeyayba ku howlanaa in ay isugu yeeraan ergadii iyo odayaashii dhaqanka ee ka qeyb-galay doorashada iyo soo xulistii xildhibaannada Golaha Shacabka, iyaga oo ugu baaqaya in ay isugu yimaadaan deegaannada ay maamulaan.

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo la kulmay Wakiilo ka socda Beesha Caalamka

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Dhuusamareeb kula kulmay safiirrada dowladaha saaxiibka la ah Soomaaliya ee saldhiggoodu yahay magaalada Muqdisho iyo wakiilladaha hey’adaha caalamiga ah oo maanta magaalada soo gaaray. 

Faah Faahin: Qaraxii Isgoyska KM4 iyo Khasaare kala duwan oo ka dhashay

Faah faahin ayaa ka soo baxaya qarax xooggan oo saaka barqadii ka dhacay nawaaxiga Isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan goob ku dhow Bar koontarool oo Ciidamada Amniga ku hubiyaan gaadiidka. 

At least seven killed in bomb attack in Somalia's Mogadishu

At least seven people were killed and 27 others wounded when a bomb went off outside a hotel near the international airport in Somalia’s capital Mogadishu on Monday, medical officials said.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS