4 entries

Articles Published on July 21, 2019

Shirkad Turkey ah oo bilowday dhismaha wadada Muqdisho iyo Afgooye

Waxaa maanta ay bilowday shirkad laga leeyahay dalka Turkiga dhismaha wadada isku xirta magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose. 

Akhriso: Guddoomiye Mursal oo magacaabay Guddi KMG ah oo soo diyaariya sharciga doorashooyinka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa magacaabay Guddi Kumeel gaar ah, si ay soo diyaariyaan Sharciga Doorashooyinka Qaran. 

Puntland oo si kulul uga jawaabtay dalabkii Madaxweyne Farmaajo

Maamulka Puntland ayaa jawaab ka bixiyay dalabkii Madaxweyne Farmaajo ee ahaa in si shuruud la’aan lagu sii daayo xubno ka tirsna dhismaha Wadada Boosaaso oo Khamiistii la soo dhaafay la xiray. 

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DAAWO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS