3 entries

Articles Published on July 20, 2019

Farmaajo oo la kulmay Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika.

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Madaxtooyada kula kulmay wafdi ka socda Midowga Afrika iyo Urur Goboleedka IGAD oo uu hoggaaminayey Thabo Mbeki Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika.

Dib u dhac ku yimid wadahadaladii Mucaaradka iyo Militariga Suudaan

Urur ay ku mideesanyihiin mucaaradka dalka Suudaan ayaa dib u dhigay wadahadaladii ay kula jireen Militariga dalkaas, sida kumeel gaarka ah u xukumo.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DAAWO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS