3 entries

Articles Published on July 18, 2019

Wakiilka Qaramada Midoobay oo Baydhabo kulla kulmay madaxweynaha Koonfurgalbeed

Wakiilka xoghayaha Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ahna madaxa xafiiska UNSOM, James Swan ayaa booqasho ku tagay magaalada Baydhabo , halkaa oo uu kullamo kula qaatay mas'uuliyiinta maamulka Koonfurgalbeed.

RW Kheyre “La iskuma heysto in Dhuusamareeb ay tahay Magaalo madaxda Galmudug, waxaa la isku heystaa…

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka codsaday bulshada reer Dhuusamareeb inay soo dhoweeyaan dadka ka qeyb galaya shirweynaha dib u heshiisiinta, maadaama ay gogosha taal magaala madaxda Galmudug ee Dhuusamareeb. 

Dowladda Soomaaliya oo u dhameystirtay Qalabkooda Ciidan loo diyaariyay dagaalka Al-Shabaab

Dowladda Soomaaliya ayaa u dhameystirtay qalabkii ay ku howlgeli lahaayeen Urur ka tirsan Guutada 14 October oo ku jira Xerada Jen. Gordon ee ku taal degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS