Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Madaxweynaha Soomaaliland ayaa si Cara leh kaga Hadlay Hadalkii ka soo yeeray owlada soomaaliya  Taliye Kuxigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Zakiya Xuseen Axmed ayaa ka hadashay xirnaanshaha waddooyinka magaalada Muqdisho oo ay dhibaato xooggan ku qabaan shacabka ku nool gobolka Banaadir iyo Warar kale

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS