2 entries

Articles Published on July 6, 2019

Xildhibaan Cabdi Shire oo ka dalbaday Ra’iisul Wasaare Kheyre inuu hor-yimaado Baarlamaanka

Xildhibaan Cabdi Shire Ciyaar Jecel ayaa ka codsaday Ra’iisul Wasaaraha inuu hor-yimaado Baarlamaanka, si uu Baarlamaanka ula socodsiiyo arrimaha muranka Badda ee u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya, si ay xaaladda ula socdaan. 

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DAAWO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS