4 entries

Articles Published on July 4, 2019

Axmed Madoobe oo ka hadlay doorashada Jubbaland.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo maalmahii lasoo dhaafay howlo shaqo u joogay Magaalada Nairobi ayaa saaka si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo.

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kula kulmay Dhuusamareeb Francisco Madeira

Wakiilka gaarka ah ee guddoomiyaha guddiga Midawga Afrika u qaabishan Soomaaliya, Francisco Madeira, iyo Ergeyga gaarka ah ee IGAD, Mohamed Ali Guyo, ayaa Maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Gobaleedka Galmudug. 

Guddiga Doorashooyinka Jubbaland oo soo saaray jadwalka guud ee doorashada [Akhriso]

Guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland ayaa maanta soo saaray jadwalka guud ee doorashada Jubbaland, sida tan Madaxweynaha iyo Baarlamaanka. 

Daawo: Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday inay xiriirka u jartay dallka Guinea

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa maanta ku dhawaaqay in dowladda Soomaaliya ay xiriirka u jartay dalka Guinea ee ku yaalla Galbeedka Qaaradda Afrika. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS