5 entries

Articles Published on July 1, 2019

Qatar Airways oo duulimaadyo ka bilowday magaalada Muqdisho

Mid kamid ah diyaaradaha  Qatar Airways  ayaa maanta duulimaadkeedii ugu horeysay muddo sanado ah kadib ku timd garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho. 

Heshiiska dowladda Federaalka iyo Ahlusuna oo maanta lagu saxiixayo Dhuusamareeb

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug lagu saxiixo Heshiiska Ahlusuna iyo dowladda Federaalka, kaddib markii xalay si rasmi ah Ra’iisul Wasaare Kheyre u shaaciyay qodobo ka mid ah heshiiska labada dhinac. 

Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo kumannaan shacab ah kala qayb galay xuska 1da Luuliyo

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo kaga qayb-galay Garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir Munaasabadda Xuska 1-da Luuliyo ayaa shacabka ku adkeeyey in ay ka shaqeeyaan midnimada iyo dowladnimada. 

Saciid Deni “Dowladda Federaalka waa inay dhex dhexaad ka noqotaa doorashooyinka Jubbaland iyo Galmudug”

Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni oo xalay ka hadlayay Munaasabadda 1-da Luulyo ee 59-sano guuradii ka soo wareegatay markii Gobolada Koofur ay qaateen xornimada iyo midowgii Waqooyi iyo Koofur ayaa khudbad uu uga hadlay kaga hadlay midnimada dalka iyo xaalada dalka halka uu marayo. 

Akhriso: Dowladda Soomaaliya oo qoraal cabasho ah u gudbisay Kenya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda dowladda Soomaaliya ayaa Safiirka Kenya u jooga Somalia Lucas Tumbo u gudbisay qoraal cabasho ah oo ka dhan ah Xoghayaha Joogtada Wasaaradda arrimaha dibadda Kenya oo qoraal Twitter Wasaaradda la soo geliyay ku sheegay Somaliland inay tahay dal. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS