3 entries

Articles Published on June 26, 2019

Ra’iisul Wasaare Kheyre “Mowqifka dowladda waa in la dhamaystiraa Hey’adaha dowladeed ee Galmudug”

Ra’iisul Wasaaraha Soonaaliya Xasan Cali Kheyre oo galabta meel fagaara ah kula hadlay bulshada magaalada Cadaado ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay ka go’an tahay in la dhammeystiro hay’adaha dowladeed ee maamulka Galmudug. 

Maraykanka oo dhexdhexaadinaya Soomaaliya iyo Kenya

Dowlada Maraykanka ayaa bilowday inay dhexdhexaadiso khilaafka badda ee Soomaaliya iyo Kenya ee ah xadka Badweynta Hindiya. 

Xildhibaan Fiqi oo Hal ku-dhig cajiib ah ka sameeyay kulankii Kheyre iyo Xaaf

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah siyaasiyiinta sida weyn u mucaaradsan Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa hal ku-dhig cajiib ah ka sameeyay kulankii deegaanka Godinlabe ku dhex maray Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf iyo Ra’iisul Wasaare Kheyre. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS