4 entries

Articles Published on June 24, 2019

Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare Kheyre oo gaaray magaalada Dhuusamareeb

Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo ayaa goor dhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. 

Madaxweyne Farmaajo “Waxaan rabnaa dowlad dhexe oo xoog leh”

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa markii u horeysay ka hadlay aragtidiisa Federaalka iyo asalka khilaafka dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada oo xilligan gaaray heerkii ugu xumaa. 

Hoggaamiyihii ka dambeeyay isku dayga afgembiga Ethiopia oo toogasho lagu diley

Hoggaamiyihii afgambigii dalka Ethiopia General Asamnew Tsige ayaa ciidamada Booliska Ethiopia ay toogasho ku dileen isagoo ku sugnaa meel aan ka dheereyn goobtii uu weerarka ka dhacay. 

Madaxweynaha Galmudug oo caawa gaaray Cadaado iyo Xildhibaanadii Muqdisho ka yimid oo…

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa goor dhow oo caawa gaaray magaalada Cadaado oo aheyd xaruntii hore ee Kumeel gaarka aheyd ee lagu dhisay Maamulka Galmudug. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS