5 entries

Articles Published on June 18, 2019

Kenya oo dooneysa in Golaha Ammaanka uu soo farogeliyo khilaafka badda ee Soomaaliya iyo Kenya

Dowlada Kenya ayaa raadineysa in Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu soo farogeliyo muranka badda ee kala dhexeeya dowlada Soomaaliya. 

Hey’adda NISA oo shaqada ka eriday xubno lagu eedeeyay xil gudasho la’aan [Wareegto]

Wareegto ka soo baxday Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka (NISA) ayaa lagu eryay xubno ka tirsanaa Hey’adda, kuwaasoo lagu eedeeyay inay ka hor yimaadeen hannaanka shaqo gudasho. 

Abwaan Sangub oo ku geeriyooday magaalada Addis Ababa

Allaha u naxarisitee abwaankii Soomaaliyeed Maxamuud Cabdulaahi Ciise Sangub ayaa saaka ku geeriyooday magaalo madaxda dalka Ethiopia ee Addis Ababa. 

Sarkaal ka tirsan ciidamada nabad ilaalinta AMISOM oo isku diley Muqdisho

Sarkaal ka tirsanaa ciidamada nabad ilaalinta AMISOM ee dalka Uganda ayaa isku diley magaalada Muqdisho kadib markii uu askari kale oo saaxibkiis ah diley. 

Madaxweyne Farmaajo:”Abwaan Sangub waxa uu qayb libaax ka qaatay koboca fanka iyo wacyigelinta bulshada Soomaaliyeed.”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u tacsiyeeyay qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise (Singub) oo maanta ku geeriyoodey magaalada Addis Ababa. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS