4 entries

Articles Published on June 12, 2019

Maxkamadda ciidammada qalabka sida oo lagu wareejiyay natiijada baaritaan iska hor imaad khasaaro geystay oo ka dhacay degmada Xamar weyne

Taliyaha Ciidammada Asluubta Soomaaliyeed, Bashiir Maxamed Jaamac Goobe ayaa sheegay in maxkamadda ciidammada qalabka sida lagu wareejiyay baaritaan uu guddi uu magacaabay madaxweyne Farmaajo ay ka sameeyeen iska hor imaad billowgii bishan ka dhacay degmada Xamar weyne ee gobolka Banaadir.

Marekanka oo ballan-qaaday inuu xoojinayo howlgallada uu ka fuliyo Soomaaliya

Maraykanka ayaa Talaadadii sheegay in ay sii wadi doonaan howlgallada amniga ee lagu taageerayo xasillinta Soomaaliya iyo dagaalka al-Shabaab.

Cudurka Ebola oo laga helay dalka Uganda

Ilmo shan jir ah oo qaba cudurka Ebola ayaa laga helay gudaha dalka Uganda, sida ay xaqiijisay hay'adda caafimaadka adduunka ee WHO.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle oo gaaray magaalada Beledweyne

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeele Maxamed Cabdi waare ayaa si deg-deg ah dib ugu soo laabtay magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS