4 entries

Articles Published on June 10, 2019

Diyaarad Helikabtar ah oo ku dul burburtay dhisme ku yaal magaalada New York

Diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah ayaa ku dhacday dhisme dabaq ah oo ku yaal bartamaha magaalada New York ee dalka Maraykanka.

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibbada Norway Ine Marie Eriksen Søreide

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda Norway Ine Marie Eriksen Søreide oo maanta booqasho ku timid dalka. 

Xabsiga cusub ee Muqdisho oo markii ugu horeysay lagu xirey Maxaabiis

Xabsiga cusub ee laga dhisay magaalada Muqdisho caasimada dalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay waxaa maanta la geeyay maxaabiis hore ugu xirneyd xabsiga dhexe ee Muqdisho. Xabsigani oo si casri ah loo dhisay, waxaana xabsigan nolol ahaan iyo dhinac waliba ka wanaagsan yahay xabsigii hore ee Xamar oo hadda lagu xiro maxaabiista dambiyada kala duwan gasha.

Shir-weynaha Shaqada adduunka oo ka furmay Geneva

Shir weynaha shaqada caalamka  ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada  Geneva iyadoo uu shirkaasi ka qeybgalayo Wasiirka shaqada iyo Shaqaalaha dowlada federalka Sadiiq Warfaa iyo wafdi uu hoggaaminayo. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS