Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Askari ka tirsan Ciidamada qaada Canshuurta ee loo yaqaano Minishiibiyo ayaa deegaanka Jawiil ee gobolka Hiiraan waxa uu ku toogtay Sarkaal ka tirsanaa Waaxda Maaliyadda ee Maamulka Magalada Baladweyne iyo Barnaamijka Nasiinada Axada ee Sagal Radio. 

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS