3 entries

Articles Published on June 9, 2019

Al-Shabaab oo sheegtay in Askar Jabuutiyaan ku dileen weerar ka dhacay Gobolka Hiiraan

Wararka ka imaanaya degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal culus uu duleedka degmadaas ku dhex maray ciidanka Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM iyo dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab. 

Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay sarkaal ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ingiriiska

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay agaasimaha guud ee siyaasadda ee wasaaradda arrimaha dibadda Boqortooyada Ingiriiska, Richard Moore. 

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DAAWO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS