3 entries

Articles Published on June 8, 2019

Mareykanka oo iskaga baxaya heshiis uu horay ula galay dhigiisa Turkiga

Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka ayaa sheegtay in dowladda Turkiga ay ku wargalisay in ay joojinayso heshiiskii ay diyaaradaha dagaalka F-35 kaga iibin rabtay haddii aysan joojin gantaalada ay ka’iibsnayso Ruushka.

Al-Shabaab oo la wareegay gacan ku heynta degaanka Af Urur ee gobolka Bari

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Af Urur ee gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab ay saakay si nabad ah kula wareegheen deegaankaas.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DAAWO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS