Hay'adda dambi baarista Soomaaliya ayaa xabsiga dhigtay wariye lagu magacaabo Cali Aadan Muumin oo ka howlgalla caasimadda Muqdisho, sida laga soo xigtay warbaahinta uu ka howlgallayay ee Goobjoog Media.
Gaari ay la socdeen Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya ayaa qarax miino lagula eegtay duleedka degmada Balcad, iyadoo la soo sheegayo inuu ka dhashay dhimasho iyo dhaawac.