Maxkamadda sare ee Ciidamada qalabka sida ayaa go’aan ka soo saartay Kiiska C/risaaq Xuseen Tahliil oo loo yaqaano Ina Calool Geel, kaasoo labo jeer ay Maxkamad ku taal Puntland ku xukutay dil toogasho ah.
Madaxweynaha Mareeykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu la hadlay madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin islamarkaana ay wada qaateen muddo saacad ku dhow, waxyaabihii ay wada hadleen wuxuu sheegay in ay ka mid ahayd qiyaanadda Ruushka.
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeymo iyo dagaal toos ah oo xalay ka dhacay degmooyin ka tirsan gobolka Jubada Dhexe oo ay ku sugnaayeen Saraakiil iyo dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab.