Daawo: Ra’iisul Wasaaraha oo xalay kormeeray illaa 30 Isgoys iyo Koontaroolada ciidamada

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay saqdii dhexe kormeer kedis ah ku tagay Illaa 30 Isgoys oo ka mid ah isgoysyada waddooyinka Muqdisho, isagoo u kuur galayay xaalada nabadgelyo iyo sida Ciidamada Amniga u sugaan. 


Daawo: Ra’iisul Wasaaraha oo xalay kormeeray illaa 30 Isgoys iyo Koontaroolada ciidamada

Ra’iisul Wasaaraha ayaa Isgoyada uu kormeeray waxay ku yaalleen waddooyinka Warshadaha, sodonka, Wadnaha iyo Maka Al-Mukarama.

Intaas kaddib Ra’iisul Wasaaraha ayaa kulan la qaatay Mas’uuliyiinta Amniga, sida wasiirka Amniga, Taliyeyaasha Ciidamada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, waxaana uu warbixin ka dhageystay mas’uuliyiinti uu la kulmay.

Daawo Kormeerka Ra’iisul Wasaaraha

 

Section  Somali
Category   Local News
Tag  muqdisho

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS